"Farxadi Kaameey Horeyn" Lyrics
"Farxadi Kaameey Horeyn" سومالى تىلىدا تېكىست بار.
"Farxadi Kaameey Horeyn" مەنىسى سومالى تىلىدىن كەلگەن بولۇپ ، ھازىر ئىنگلىزچە تەرجىمىگە ئۆزگەرتىلمەيدۇ.
Erayada Ahmed xaraf
laxanka khaalid kaamil
music mustafa karaama
camera & editing Y3A films
Directed by: Farhiathebosslady & Ahmed Ashiika
Aniga hiilkeygiyeey
Hortaa ma aheyn qof jira
Hortaa ma aqoon jaceyl
Hortaa nolol maan laheyn
Hortaa la ima haybin jirin
Horta la ima dooni jirin
Hortaa haybad maan laheyn
Hedayduun baa igu jirtee
Hortaa hebal maan aheyn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn
Hugiyo sharaftaydiyeey
Hortaa maan hiigsan jirin
Halkuu qayrkay tagoo
Hortaa hadaf maan lahayn
Hortaa maan haysan jirin
Hadeer qiimahaan heloo
Hortaa karti maan lahayn
Hedayduun baa jirtee
Hortaa hebel maan ahayn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn