"Farxadi Kaameey Horeyn"
— by sung Dayax Dalnuurshe
"Farxadi Kaameey Horeyn" خاتىرىلەش بەلگىسىنىڭ رەسمىي قانىلىدا 29 سېنتەبىر 2021 دە ئېلان قىلىنغان somalian دە ئورۇنلانغان ناخشا - "Dayax Dalnuurshe". "Farxadi Kaameey Horeyn" ھەققىدىكى مەخسۇس ئۇچۇرلارنى بايقايسىز. Farxadi Kaameey Horeyn نىڭ ناخشا تېكىستىنى ، تەرجىمىلەرنى ۋە ناخشا پاكىتلىرىنى تېپىڭ. كىرىم ۋە ساپ قىممەت ئىنتېرنېتتىن تېپىلغان بىر ئۇچۇرغا ئاساسەن قوللاش ۋە باشقا مەنبەلەر تەرىپىدىن توپلىنىدۇ. تۈزۈلگەن مۇزىكا جەدۋىلىدە «Farxadi Kaameey Horeyn» ناخشىسى قانچە قېتىم پەيدا بولدى؟ «Farxadi Kaameey Horeyn» داڭلىق مۇزىكا فىلىمى بولۇپ ، داڭلىق 100 گرادۇسلۇق ئورۇنلاردا ئورۇن ئالدى ، مەسىلەن ئالدىنقى 100 سومالى ناخشا ، ئالدىنقى 40 somalian ناخشىسى ۋە باشقىلار.
|
Download New Songs
Listen & stream |
|

"Farxadi Kaameey Horeyn" پاكىتلار
"Farxadi Kaameey Horeyn" YouTube دىكى ئومۇمىي كۆرۈنۈش ۋە 54.3K ياقتۇرۇشقا يەتتى.
بۇ ناخشا 29/09/2021 دا يوللانغان بولۇپ ، 187 ھەپتە ۋاقىت سەرپ قىلىنغان.
مۇزىكا فىلىمىنىڭ ئەسلى ئىسمى "DAYAX DALNUURSHE FARXADI KAAMEEY HOREYN OFFICIAL MUSIC VIDEO".
"Farxadi Kaameey Horeyn" Youtube دا 28/09/2021 21:31:07 دە ئېلان قىلىندى.
"Farxadi Kaameey Horeyn" لىرىك ، كومپوزىتور ، خاتىرە بەلگىسى
Erayada Ahmed xaraf
laxanka khaalid kaamil
music mustafa karaama
camera & editing Y3A films
Directed by: Farhiathebosslady & Ahmed Ashiika
Aniga hiilkeygiyeey
Hortaa ma aheyn qof jira
Hortaa ma aqoon jaceyl
Hortaa nolol maan laheyn
Hortaa la ima haybin jirin
Horta la ima dooni jirin
Hortaa haybad maan laheyn
Hedayduun baa igu jirtee
Hortaa hebal maan aheyn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn
Hugiyo sharaftaydiyeey
Hortaa maan hiigsan jirin
Halkuu qayrkay tagoo
Hortaa hadaf maan lahayn
Hortaa maan haysan jirin
Hadeer qiimahaan heloo
Hortaa karti maan lahayn
Hedayduun baa jirtee
Hortaa hebel maan ahayn
Markaan ku helaan anigu
Hubaal dib u soo dhashoo
Hortaa uma haysan jirin
Inaan hormar gaari karo
Hortaa waxba maan aheyn
Hankana adigaa korshoo
Farxadi kaameey horeyn